Home

Xaflad loogu duceeynaayey Macalin Nuur oo ahaa fidiyahii
diinta Islaamka oo lagu qabtay Sweden (guji-riix) SMC/Stockholm/17-Nov-2009

---------------------------------------------------------------------------------------

Ahlu Sunna Waljamaaca Sweden oo soo
qatimay 
Koranen akhriskii geeridii
Macallim Nuur Maxamed Siyaad

.................................................................................

Dhallinyarada Mudullood ee Sweden oo deeq lacageed u soo diray dad barokacayaal ah 
             (guji-riix) SMC/Mogadishu/
9-Sep-2009
..........................................................................................................

Jaaliyada Mudulood ee Swedan oo isugu buun yeersatay badbaadinta Dadkooda ka baracay Magaalada Muqdisho (guji-riix) SMC/Katrineholm/
09-August-2009
-----------------------------------------------------------------------

Kulankii Kenya ee m/weyne Shariif iyo Hillary Clinton (guji-riix) SMC/Nairobi/07-August-2009

-------------------------------------------------------------

Madaxweyne Sheekh Shariif oo ka qaybgalay Maanta fadhigii  Baarlamanka Soomaaliya oo dhowr bilood aan kulmin iyo Dhowr Madaafiic ah oo lagu Asqeeyay Xarunta Shirka

Xoghayaha Guud ee QM, Ban Kii Moon oo ugu baaqay Beesha Calaamka inay taageero Milliteri oo degdeg ah siiyaan Dowladda KMG ah ee Soomaaliya

-------------------------------------------------------------------------------------------

Xafladdii soo dhaweynta ee jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gothenborg ay u samaysay wafdigii Sheekh Cabdiraxmaan Janaqow ee ka socday dowladda Soomaaliyeed ee islaamiga ah

..--------------------------------------------------------------------------------------------------------

Ra’isul-wasaarihii hore ee dalka Somalia, Prof. Cali Maxamed Geeddi oo  ku eedeeyey Dowladaha Pakistan iyo Afganistan iyo kuwo kale inay maalgelinayaan waxa uu ugu yeeray Kooxo Argagixiso ah oo ku xidideysanaya gudaha dalka Somalia
.........................................................................

Shir looga hadlaayo arrimaha
Soomaaliya oo ka soconaaya Dalka Kenya iyo dalal dhowr ah oo uu Maraykanka ku jiro oo Kulankaasi ka qeybgalaya (guji-riix) SMC /Mogadishu/14-July-2009

..........................................................................

Wafdi ka socda Dowlada Midnimo Qaran uuna hogaaminayey Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka Sh. Craxmaan Janaqow ayaa galabtey kulan balaaran la yeeshey Jaaliyada Soomaalida ee Dalka Swedan
......................................................................

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Cadaalada Dowlada Midnimada Qaran oo soo gaaray dalka Sweden (guji-riix) SMC /Mogadishu/12-July-2009

----------------------------------------------------------------------------
  الإسراء و المعراج

Xaflad lagu Xusaayey Israa’ga & Micraajka  الإسراء و المعراج

Waa habeenki la dheelmiyey  

------------------------------------------------------------------------------------------------------------

SWEDEN: Soomaaliya ma la badbaadin karaa? W/Q. G/Le Sare Dr. Shariif Sheekhuna [Jun 17] 
------------------------------------------------------

Jaaliyadda Mudulood ee deggan Magaalada Gothenborg Dalka Swedhen oo si weyn u taageertay  heshiiskii Jabuuti

Jaalliyadda Muddulood ee magaalada Gothenburg ee dalka Sweden ayaa waxay qabatay xaflad lagu muujinayay taageerada ay jaalliyaddaasu u hayso heshiiskii xabbad joojineed ee dowladdda FKMG iyo kooxaha ka soo horjeeda ay ku saxiixeen magaalada jabuuti.

War murtiyeed ay jaalliyaddasu ka soo saartay gabagabadii xafladda ayaa lagu sheegay in heshiiskaas oo ahaa mid taariikhi ah ay ummadda soomaaliyeed iyo beesha caalamkuna soo wada dhaweeyeen ,jaaliyadda Muddulood ee ku nool magaalada Gothenborg ee dalka Swedenna ay si weyn u taageerayaan  heshiiskaas, Gacanna ka geysanaysaa sidii uu dhaqan gali lahaa heshiiskaas.

Jaalliyadda ayaa waxay dhinacyadii saxiixay heshiiska ku dhiirigalinaynaa dul qaad, daacadnimo iyo in ay ka foojignoodaan wixii burburin kara heshiiskaas ayadoo ay jiraan cadow badan oo aanan doonayn nabadda iyo xasiloonida dalka.Waxayna jaalliyaddu sidoo kale ugu baaqayaan guud ahaan ummadda Soomaaliyeed in ay taageeraan heshiiskaas oo ay beesha caalamku soo dhaweeyeen, ballanqaadeen in ay gacan ka gaysanayaan taabagalkiisa.

----------------------------------------------------------------------------------------------------

====================================

Ka daawo halkan wareysigii Raisal  wasaare Nuur Cadde (RIIX)
---------------------------------------------------

Sanad guuradii 38-aad ee ka soo wareegatay aas-aaskiisa ee taliska ciidanka Asluubta Somaliyed oo manta laga xusay Soomaaliya(Daawo Sawirada)

====================================================

Kulan ay albaabada u xiran yihiin oo dhex maray Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde iyo Commissioner Louis Michel …
 
Ra'iisul Wasaaraha DFKMG ah Mudane Nuur Xassan Xusseen ( Nuur Cadde) oo beryahaan socdaal ku marayay magaalada xarunta u ah Midoowga Yurub ee Brussels

-------------------------------------
--

Raiisal wasaare Nuur Cadde awood ma u leeyahay inuu dhameystiro barnaamijkisa

============================================

Gothenburg Sabti, January 12 2008 SMC

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka swedhen waxay gacmo iyo laab furan ku soo dhaweeynayaa xukuuumada cusub uu dhawaan soo dhisay Ra,iisulwasaare Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) Baarlamaanka DFKM ana uu cod buuxda ku ansixiyey.
 
Haddaan nahay jaaliyadda deggan swedhen waxaan diyaar u nahay in aan taageerno
xukuumadaas, gacana aan ku siino xukuumadaas gudashada howlaha culus oo laga
filaayo in ay u qabato dalka iyo dadka soomaaliyeed.
 
Sidaas darteed, waxaan  ku dardaarmaymnaa xukuumadaas xilgudasho iyo howl qabad wacan.
 
Guul......................Guul...............................guul...............................

 Raiisal wasaaraha DFKMG ee Soomaaliya

         Mudane Nuur Xasan Xuseen

                       (Nuur Cadde).

War degdeg ah oo aanu ka helnay magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Madaxweynaha DFKMG Mudane cabdullaahi Yuusuf Axmed uu u magacaabay xilka raiisal wasaaraha DFKMG ee Soomaaliya Mudane Colonel Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde).

Col Nur Hassan Hussein oo loo yaaqaan (Nur Cadde) waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho sanadkii 1938. Markii uu soo barbaarayna waxa uu ku biiray ciidankii Ilaalinta canshuuraha somaaliyeed (Guardia Di Finanza) sandku markuu ahaa 1958, kadibna waxa uu ku soo wareegay Ciidanka Boliiska Somaaliyeed oo la aasaasay sanadkii 1964.

Col Nur waxa uu tababaro kala duwan uu ku qaatay wadanka gudahiisa iyo dibadiisa. waxabrashadiisana waxa uu ku qaatay wadanka gudahiisa iyo dibadiisa, gaar ahaan Kuliyadda Sharciga ee jaamacadda Umadda, Machadaka Sare ee Boliiska Aduunka ( USA Washington DC), Machadka Sare ee heer jaamacadeed ee tababar ciidanka boliiska iyo sharciyada la xiriira baarista dembiyada, canshuuraha iyo sharciyada xeerarka ciqaabta, kuwa wadaniga ah iyo shuruucda caalamiga ah. Sanadkii 1969kii waxaa tabar heer sare ah loogu qaaday wadanka mareykanka magaalada Washington DC, machadka caalamiga ah ee tababarka Boliiska aduunka.

Howlihiisa Ku aadan Ururka Bisha Cas ee Somaaliyeed

Col Nur Cadde xiligan aynu joogno waa Xoghayaha guud ee ururka Bisha Cas ee Somaaliyeed wuxuuna xilkan hayey 17kii sano ay dagalada sokeeye ka socdeen wadanka Somaliya. Sanadkii 1976 ayuu ka mid noqday xubin mutadawac ururka Bisha Cas ee Somaaliyeed, kadibna loo doortay xubin gudiga fulinta ee ururka.

Xiligii ay dagalada sokeeye aafeeyeen dhamaan bulshada Somaaliyeed waxaa uu kaalin weyn oo lama ilaawaan ah ka qaatay badbadinta shacabka Somaaliyeed ee waxyeelada ka soo gaartay dagaalada sokeeye.

Col Nur waxa uu ku guuleystay inuu ka badabaadiyo Ururka Bisha Cas ee Somaaliyeed, burbukii ku yimid heydahii dowliga iyo kuwa aan dowliga aheyn ee ka jiray wadanka gudahiisa dagaalada ka hor (1991). Ururka Bisha Cas ee Somaaliyeed waa ururka keliya ee Somaliya ka jira oo weli sidiisii uga shaqeeya Guud ahaan Somaaliya.

Ururka Bisha Cas isagoo kaashanaayo hey’adda Caalamiga ah ee laanqeyrta cas ee aduunka (ICRC) waxa ay ka fuliyeen somaaliya sanadkii 1992dii barnaamijkii Gargaarka Beni’aadmnimo ee lagu badbaadiyey shacabka Somaaliyeed kaas oo ahaa howlgalkii ugu balaarnaa ee Hey’adda ICRC ay ka fuliso aduunka oo idil kadib dagaalweynihii labaad ee aduunka 1940-45. Barnaamijkan fulintiisa Heyadda Bisha Cas ee Somaaliyeed waxa ay ku muteysatay billad heer caalami ah oo ay guddooniisay Boqoradda Ingiriiska sanadkii 1993.

Uruka Bisha cas waxa uu ka fuliyaa howlihiisa garagarka guud ahaan wadanka Somaaliya waxa una maamulaa cisibitaalo waaweyn sida Madina Hospital, Keysaney Hospital, Garowe iyo Baydhaba Hospital. Waxa kale oo ay maamulaan sagaal iyo afartan (49) xarumood ee caafimaadka hooyada iyo dhalaanka iyo saddex xarumood oo lagu farsameeyo qalabka curyaaminta.

Col Nur Cadde waa nin lagu yaqaan deggenaan, wadatashi, xog ururin iyo gaarid go’aan laga fiirsaday. Waana nin lagu yaqaan howlkarnimo, daacad iyo wadaninimo.

Howlihiisii Ciidanka Boliiska Somaaliyeed

Jagooyinkii uu soo qabtay waxey kala ahaayeen:

1-Taliye ku xigeen xafiiska siyaasadda, kobcinta iyo qeybta xiriirka caalamiga ah ee INTERPOL.

2-Madaxa xafiiska tababarada iyo qorsheynta ee ciidanka Boliska Soomaaliyeed.

3-Ku-xigeen xeer illaaliyaha Guud ee Qaranka

4-Xeer illaaliyaha Guud ee Maxkamadda Badbaadada Dalka Soomaaliyeed.

Nur Cadde intii uu ka tirsanaa ciidanka boliiska Somaaliyeed waxa uu ka gaaray darajada Gaashaanle Sare, xilal kala duwana waxa uu ka soo qabtay qeybo kala duwan ee Taliska Boliiska Somaaliyeed. Wuxuu taliye ku xigeen ka soo noqday xafiisyada qeybta Ciidanka, Xafiska qeybta Siyaasada iyo kicinta iyo qeybta xiriirka caalamiga ah ee INTERPOL.

Saraakiisha iyo dhamaan ciidanka Boliiska Somaaliyeed waxa ay rumaysan yihiin Col Nur inuu ka mid ahaa Tiirarka aqoonta iyo maamul wanaagga u sameeyey Ciidanka Boliiska Somaaliyeed. Sanadihii 1976 – 1983 waxaa uu ahaa Madaxa Xafiiska tababarada iyo qorsheynta ee Ciidanka Boliiska Somaaliyeed. Sida la wada ogayahayna tayada Ciidanka Boliiska Somaaliyeed waxay aheyd mid ku dhisan aqoon iyo maamul wanaagsan.

Sanadkii 1986 Col. Nur Cadde markii uu ka soo noqday wadanka talyaaniga halkaasi uu ugu maqnaa tababar muddo labo sano ah uu ku saabsan culuunta takhasuska Baarista Canshuuraha iyo sharuucda caalamiga ah, ayaa waxa loo magacaabay ku xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud ee Maxkamadda Badbaadada, si uu talo uga bixiyo denbiyada la xiriira canshuuraha iyo mamul xumada. Sanad ka dibna waxaa loo magacaabay Xeer Ilaliyaha Guud ee maxkamadda Badbaadada Dalka Somaaliyeed

Ra'iisal wasaaraha cusub ayaa ah nin ruug cadaa ah oo howlaha maamulka aad ugu xeel dheer iyadoo dad badan oo Somali ah rajo weyn ka qabaan inuu wax weyn ka badali doona sida dawlada KMG ahi hadda u shaqayso 

-------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

               War saxaafadeed
 
       War saxaafadeed ay soo saartay jaaliyadda 
                   Mudulood ee Swidhen

Waxaan shaki ku jirin in ay caddaatay in soomalidu ay u baahan yihiin dowlad mideysa oo u adeegta bulshada tabarta yar, dhowrtana sharafta qaranka iyo qofka soomaaliyeed , kuna dhaqanta sharciga ku qoran axdiga dastuurka qaranka.

Waxaa caddatay in DFKM oo uu hogaamiyo Pro.Cali Maxamed Geedi ay kasbatay kalsoonida Bulshada nabadda jecel ee Soomaaliya ka dib markii uu u baqoolay safar nabadeed oo uu u tagay dalka Itopia si uu ula soo kulmo dowladda Itopia ,AU Iyo safaaradaha caalimiga ah ee ku sugan Dalka Itopia si uu uga soo dhaadhiciyo howl galka dowladda oo uu raisul wasaaraha ka yahay taaso ah in dalka lagu soo dabaalo nabad iyo xasiloon iyo Xal u helidda khilaafaadka yar yar ee soo dhex galay dowladda .

Hadaba warbixintii uu ka soo jeediyey Raiisulwasaaraha ka dib safarkii guusha ee itopia waxuu ku caddeyyey in uu diyaar u yahay in uu guto waajibaadkiisa xildhibaaninmo iyo tan raiisulwaare una guto sidii uu ugu dhaartay. Wuxuu kaloo cadeeyey in uu diyaar u yahay in lagu xaliyo khilaafka dowladda gudaha baarlamaanka ,lanana waafajiyo shraciga iyo axdiga dastuurka qaranka, in la sii wado howlaha dib u heshisiineed oo uu raiisulwasaaruhu horay u bilaabay. Iyo in la bakhtiiyo oo lagu shubo biyo dagaalada ka jira deegaanada jubooyinka , soomaali land iyo puntland.iyo in xoogga la saaro sidii xal loogu heli lahaa xaladda ammaan darro ee ka jirta muqdishow.

Warbixintaas waxaa u riyaaqay badi dadka soomaaliyeed ee nabadda jecel waxayna dharbaaxo iyo dhabar jab ku noqotay kooxaha yar yar ee aan xaqa, cadaalada iyo diimoqraadiyada rabin ee doonaayo in ay ku tuntaan sharafta iyo karaamada shaqsiga iyo qaranka soomaaliyeed, kuwaas oo ah ama lagu tilmaami kara iun ay ku sifoobeen kuwa dhibka ka wada dalka oo ah ( Kuwa DHUUMANAYOO DHABARKU MUUQDO.)J

Si ay dowladdu u gudato howlahaas ayaan waxaa u soo jeedinaynaa DFKM oo uu raisulwaase ka yahay Pro.Cali Maxamed Geedi Sidan.

1.In ay xilkooda u gutaan sida ay ugu dhaarteen dadkooda.

2.In ay dhwraan sharciga iyo axdiga qaranka.

3. In ay sii waddo dowladda howlaheedi dib u heshiisiineed oo ay horay u bilaawday DFKM oo uu hormuudka ka yahay Raisulwasaare Clai Maxamed Geedi.

4.In wada hadal lala galo mucaarad kasta ay dowladdu leedahay

Beesha Muddulood ee Sweden
 
Jaaliyada Mudulood ee magaalada Gothenberg oo ka digtay in la carqaladeeya Dowlada Raisul Wasaare Prof. Cali Maxamed Geeddi una fidiyeen taageero dhinac walba ah (daawo Sawirada)
Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14.10-2007 isugu yimid xarunta shirarka ee xaafadda Lundby ee magaalada Gothenberg jaaliyadda mudulood ee ku nool magaalada Gotenberg iyo nawaaxigiisa,kulankaas oo ku saabsanaa munaasabadda ciida soon fur iyo kulan loogaga hadlaayey marxaladda uu dalku hadda maraayo.

Kulankaas ayaa waxaa xubnihii ka soo qaybgalay u suurto gashay in ay u diraan hambalyada munaasabadda ciida soon fur madaxda dowladda iyo xildhibaanada mudulood ayagoo isticmaalaayey aaladaha casriga ee isgaarsiinta-

Dood,Falanqayn,iyo talo isweydaasi dabadeed waxaa kulankaas lagu gudoonsaday sidan.
1.In Muduloodka deggan magaalada gotenborg iyo nawaaxigiisa ay tageero hiil iyo hooba la garab taagan yihiin dowladda uu horseedka ka yahay Raisulwasaare Prof.Cali Maxamed Geedi,dowladaas oo ah mid dib u heshiisiineed.
2.In la ixtiraamo Dastuurka iyo qaabka awood qaybsiga lagu heshiiyey.
3.In laga hortago fikirada horseedi kara in dalku dib ugu noqdo xaaladihii burburka.
4.In laga hortago damaca dib u soo noolaynta xukun keli talisninmada.
5.IN Xildhibaanada, Siyaasiyiinta,Waxgaradka iyo dhammaan xubnaha bulshada ee mudulood ay gacan ka geeystaan taageerada dowladda uu raisulwasaare ka yahay Prof.Cali Maxamed Geedi.
6.In Jaaliyadda Muduloode ee Goteborg iyo nawaaxigeeda ay gacan ka geeystaan howlada horumarinta iyo dib u dhiska deegaanada ay degan yihiin beesha mudulood.
7-in la sii ambaqaado howlihii dib u heshiisiinta beelaha ay mudulood wada degaan oo ay walaalahana yihiin.
8.In Muduloodka ku nool dibadaha ay taageeraan dowladda iyo howlaha horumarinta dalka-

Talo
Jaaliyadda Mudulood ee Goteborg iyo nawaaxigeeda waxay talo u soo jeedinaayaan tirada yar ee xildhibaanada ku abtirsada mudulood ay raacaan talada ay qaateen inta badan taasoo ku salaysan habka wadatashiga ayna ka tanasulaan damaca siyaasadda ku salaysan anaaniyada.
Digniin.
Xildhibanada mudulood ee u ololaynaaya in dowladda uu madaxda ka yahay Prof Cali Maxamed Geedi la carqaladeeyo waxaan uga digaynaa annagoo ah dadka ay matalaan in ay ka waantoobaan falalkaas lidka ku ah jiritaanka maslaxadda dowladda,dadka iyo danta mudulood-

Si loo baajiyo dhiig iyo burbur dambe waxaan guud ahaa madaxda soomaaliyeed u soo jeedinaynaa in ay ka midooban khilaafyada jira, gacmahana ay is qabsadaan sidii loogu turi lahaa dadkooda tabarta yar ayagaa dib u xasuusanaaya wixii laga dhaxlay keligiis talisnimo iyo dagaal sokeeye.
Guul Iyo Midnim.

.
Göteborg
 
Ogeeysiis
 
DHammaan Bahweeynta Mudulood ee dagan magaalada Göteborg Sweden
waxaa la ogeeysiinayaa kulannada isdabajooga
ah ee gurmadka
dadka ku barakacay waqooyiga Mogadisho
in shirka soo socda la qaban doono
12/09/2009 waa maalinta sabtida ah
saacadda 16:00
waxaana lagu qabanaaya Svingel Lokaalka
waxaana laga codsanaayaa in waqtiga
la ilaaliyo
waxaa iclaamiyey Guddiga Mudulood Göteborg
Jawaab celinti maqaalki !!!!
 
Tixraac maqaal taariikhdu markii ay ahayd 24.1.2008 lagu qoray bogga internetka Baraawepost oo uu cinwaan
uga dhigay Dagaal laba beeleed ku dhexmaray duleedka Wanlaweyn.
Maqaalku ma ahayn mid ka hadlaayey dagaalkaas haddii uu jiro iyo haddii kalaba ee wuxuu maqaalka ka
beensheegay Taariikhda,Mabda,a Iyo dhaqanka Abgaal, isagoo ku eedeeyey abgaal in uu doonaayo in uu la
wareego deegaanka u dhexeeya Muqdishoow ilaa iyo Baydhabo isagoo buu yiri ka faa,idaysanaayo dagaalka
beelaha digil iyo mirifle.
Arrimaha uu maqaalka ka hadlaayo haddii ay yihiin qarnigii 15aad waa wax kale, balse haddii uu ka hadlaayo
qarnigaan 21aad waa wax la yaab leh, Ma arag meel digil iyo mirifle ku dagaalamaayaan iyo meel uu abgaal
ku duulay beel kale ee soomaaliyeed.
Deegaanka uu carabaabay baraawepost wuxuu ka tirsan yahay degamada Wanlaweyn,
Deegaankaasise waa sidee?
Deegaanku waa dhul ay xooluhu daaqaan, waxaan goobtaas xoolahoodu daaqaan Abgaal iyo beel kale oo
xoolaleey ah, Deegaanku ma aha magaalo ee waa tuulo yar oo xoolaalaydaasi ay degan yihiin, Webi ka Dheer
Badna ha sheegin.

Abgaal wuxuu waqti badan ku dhumiyey sidoo loo heli lahaa nabad iyo cadaalad ee haddii uu doonaayo
dhul balaarsi waxaan shaki ku jirin in beelo badan oo hadda firfircoon aan la maqli lahayn jiritaankooda.
wabillaahi tofiiq
Absuge.Yusuf .A
 
Today, there have been 1 visitors (1 hits) on this page!
This website was created for free with Own-Free-Website.com. Do you want your own website too?
Register for free