|
|
|
|
|
|
DHammaan Bahweeynta Mudulood ee dagan magaalada Göteborg Sweden
waxaa la ogeeysiinayaa kulannada isdabajooga
ah ee gurmadka
dadka ku barakacay waqooyiga Mogadisho
in shirka soo socda la qaban doono
12/09/2009 waa maalinta sabtida ah
saacadda 16:00
waxaana lagu qabanaaya Svingel Lokaalka
waxaana laga codsanaayaa in waqtiga
la ilaaliyo
waxaa iclaamiyey Guddiga Mudulood Göteborg |
|
Tixraac maqaal taariikhdu markii ay ahayd 24.1.2008 lagu qoray bogga internetka Baraawepost oo uu cinwaan
uga dhigay Dagaal laba beeleed ku dhexmaray duleedka Wanlaweyn.
Maqaalku ma ahayn mid ka hadlaayey dagaalkaas haddii uu jiro iyo haddii kalaba ee wuxuu maqaalka ka
beensheegay Taariikhda,Mabda,a Iyo dhaqanka Abgaal, isagoo ku eedeeyey abgaal in uu doonaayo in uu la
wareego deegaanka u dhexeeya Muqdishoow ilaa iyo Baydhabo isagoo buu yiri ka faa,idaysanaayo dagaalka
beelaha digil iyo mirifle.
Arrimaha uu maqaalka ka hadlaayo haddii ay yihiin qarnigii 15aad waa wax kale, balse haddii uu ka hadlaayo
qarnigaan 21aad waa wax la yaab leh, Ma arag meel digil iyo mirifle ku dagaalamaayaan iyo meel uu abgaal
ku duulay beel kale ee soomaaliyeed.
Deegaanka uu carabaabay baraawepost wuxuu ka tirsan yahay degamada Wanlaweyn,
Deegaankaasise waa sidee?
Deegaanku waa dhul ay xooluhu daaqaan, waxaan goobtaas xoolahoodu daaqaan Abgaal iyo beel kale oo
xoolaleey ah, Deegaanku ma aha magaalo ee waa tuulo yar oo xoolaalaydaasi ay degan yihiin, Webi ka Dheer
Badna ha sheegin.
Abgaal wuxuu waqti badan ku dhumiyey sidoo loo heli lahaa nabad iyo cadaalad ee haddii uu doonaayo
dhul balaarsi waxaan shaki ku jirin in beelo badan oo hadda firfircoon aan la maqli lahayn jiritaankooda.
wabillaahi tofiiq
Absuge.Yusuf .A
|
|
|
|
|
 |
|
| |
|
|